WAJAALE NEWS

Gamaal Baaxad oo Cafis Waydiistay Madaxweynaha, Laguna Soo Dhaweeyay Taliska Ciidanka Qaranka

Hargeysa (WJN)- Gamaal Maxamed Baaxad oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii Caare horena uga tirsanaan jiray Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay xarunta taliska Ciidanka Qaranka ee Miiska Saraakiisha, Isagoona cafis waydiistay Madaxweyne Muuse Biixi iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version