WAJAALE NEWS

Somaliland oo Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbaysa Ah Ka Qaadi Doonto Maamul Goboleedka Puntland

Hargeysa (WJN)- Shir jaraa,id oo ay maanta si wada jir ah u wada qabteen Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar iyo Taliyaha ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa waxa ay faah-faahin ka bixiyeen dhibaatooyin amaan daro oo ay sheegeen inay maamulka Soomaaliya ee Puntland ay ka wado deegaanka Tukaraq iyo guud ahaan gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version