|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbaysa Ah Ka Qaadi Doonto Maamul Goboleedka Puntland
December 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Shir jaraa,id oo ay maanta si wada jir ah u wada qabteen Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar iyo Taliyaha ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa waxa ay faah-faahin ka bixiyeen dhibaatooyin amaan daro oo ay sheegeen inay maamulka Soomaaliya ee Puntland ay ka wado deegaanka Tukaraq iyo guud ahaan gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|