Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka faalooda Siyaasada gobolka Geeska Afrika ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaaga Soomaalida ee ka dhacay dalka Jabuuti, Isagoona shirkaasi ku tilmaamay mid lagu shirqoolayay Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka