WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Geeljire Muxuu Ka Yidhi Kulanka Madaxwayne Biixi iyo Cagjar?

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan (GeelJire) oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Siilaanyo ayaa ka hadley kulanka ay labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Dowlad deegaanka Soomaalidu ku yeesheen magaalada Tog Wajaale.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxa kale oo uu ka hadlay dood dhawaan dalka Jabuuti ku dhexmartay Siyaasiyiin ka kala socda Somaliland iyo Somaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version