HARGAYSA(W,N)WarSaxaafadeed Kasoo Baxay Masuuliyiinta Shirkada Laydhka Ee Indha Birta InternationalCompany Ayaa Cabasho xoogan ka Muujiyay Hab-dhaqanka Wasiirka Wasaarada macdantaiyo tamarta somaliland kaasi oo ay sheegeen in aanu dhex u ahayn shirkadaha bixiya adeega korontada somaliland ootartan xoogani ka dhexeeyo.
Sidookale shirkada laydh ee indha birta ayaa wasiirka macdanta ku eedeeyay in aanudhex u ahayn shirkadaha korontada islamarkaana uu dhinaca saaray shirkad intiiaanu wasiirka Noqon Uu Maamul ka Ahaa.
HALKAN KA DAAWO WAR SAXAFADEEDKASHIRKADA INDHA BIRTA OO FAAH FAAHSAN;