HARGAYSA(W,N) Xisbiyada Qaranka Somaliland ayaa maanta markale kulan ku yeeshay madaxtooyada Somaliland kaasi oo ujeedadisu ahayd sidii loo sii anba qaadi lahaa kulankii hore
Shirka ay wada yeesheen sedexda xisbi qaran ee Ucid, Wadani Iyo Kulmiye ayaa lagaga dooday qabsoomida doorashada iyo sidii xal looga gaadhi lahaa Caqabadaha Horyaala.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;