BADHAN(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalada bdhan ayaa aanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga soo horjeedaa maamul goboleedka punthland kadib markii ay golaha deeganka degmada badhan ku kordhiyeen shan xubnood aan sharci ahayn.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;