WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Jabuuti oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhexmaray Itoobiya iyo Eritrea

Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay heshiiskii ay dhawaan kala Saxeexdeen Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eretrea.

 

Halkan hoose ka dhagayso warkan

Exit mobile version