Gabiley (WJN)- Maamulka dowlada hoose ee degmada Gabiley ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay masuuliyiinta deegaanada hoos yimaada magaalada Gabiley, Waxaana kulankaasi faah-faahin ka bixiyay Maayarka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/jird4lf58mI