WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Solja oo Soo Bandhigay Tacadiyo Ay Xukuumadu Kula Kacday Saxaafada Madaxabanaan

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa soo bandhigay tacadiyo ay Xukuumadihii kala danbeeyay ee Kulmiye ay kula kaceen Saxaafada madaxabanaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version