WAJAALE NEWS

Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Dib u Dhigay Doodii Xeerka Waddo Marista

Hargeysa (WJN)- Fadhigii golaha Wakiilada Somaliland ee saaka oo uu qorshuhu ahaa inay Xildhibaanada Golahaasi ay doodooda ka dhiibtaan Xeerka wado marista oo ay soo godbiyeen gudida gaadiidka iyo horumarinta wadooyinka ayaa hakad la geliyay, Kadib markii uu buuq ka dhashay doodii xeerkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

Exit mobile version