Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Dib u Dhigay Doodii Xeerka Waddo Marista | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Dib u Dhigay Doodii Xeerka Waddo Marista
December 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Fadhigii golaha Wakiilada Somaliland ee saaka oo uu qorshuhu ahaa inay Xildhibaanada Golahaasi ay doodooda ka dhiibtaan Xeerka wado marista oo ay soo godbiyeen gudida gaadiidka iyo horumarinta wadooyinka ayaa hakad la geliyay, Kadib markii uu buuq ka dhashay doodii xeerkaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

COMMENTS
LINKS