Hargeysa (WJN)- Waxaa magaalada Hargeysa habeenkii xalay ahayd lagu qabtay Dood cilmiyeed lagaga hadlayay saamaynta Qabyaalada iyo dhibaatada taban ee ay ku hayso Bulshada, Iyadoo ay dood cilmiyeedkan ay soo qaban qaabiyeen Ururka Ciwaaq oo ku midoobeen dhalinyaro iskood isku xil qaamay.
Halkan hooseka daawo muuqaalka