WAJAALE NEWS

DAAWO;Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshaha 3sano Ee Ay Ku Shaqayn Doonto.

HARGAYSA(W,N) Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland ayaa maanta soo bandhigtay qorshaha haayada ee 3sano taasi oo ay kasoo qaybgaleen wasiiro, madaxda haayadaha caalamiga ah iyo xubno kale oo ka socday haayadaha kala duwan ee dalka.

Waxaana munaasibadan ka hadlay Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Jsl iyo xubno kale oo kamid masuuliyiinta haayada kuwaasi oo sharaxaad ka bixiyay qorshaha sedexda sano ee haayadu ku shaqayndoonto

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version