Hargaysa(W,N) Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Badi lagu Qabto Siyaaradiisa wadamo badan oo kuwa islaamka ah ayaa maanta Siwayn looga Xusay Siyaaradiisa Magaalada Hargaysa taasi oo kasoo qaybgaleen Culimo Awdiin Tiro Badan , Madaxdhaqameed, Xildhibaano ka Socday golaha wakiilada iyo Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland.
Munaasibadan Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir jinaali ayaa dhanka kale waxaa abaabulkeeda iyo iskutuba ridkeeda door muuqda kulahaa culimada Qaadiriyada oo iyadoo munaasibadan laga jeediyay khudbado diiniya iyo taariikhda sheekh cabdiqaadir jinaali oo kamida ahaa culimada islaamka ee juhdi iyo dadaalka badan Galiyay sidii diinta islaamku u gaadhi lahayd dunida .
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;