HARGAYSA(W,N Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeedhay xisbiga wadani oo ay ku shegeeen in xukuumada afduubtay shirkii haweenka somaliland
Agaasimaha Wasaarada shaqada oo arimahaasi ka hadlay ayaa waxba kama jiran ku tilmaamay arintaasi,”Xisbiga Wadani Waxaan leeyahay Arimaha Dumarku Meel Mucaaridada Laga Dayo Maaha”
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;