WAJAALE NEWS

DAAWO;; Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Ismamulka Somalida Oo Shir Uga Furmay Magaalada Jig Jiga .

Jig Jiga(W,N) Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Ismaamulka Somalida Etoobiya ayaa shir Uga furmay Magaalada jig jiga kaasi oo u jeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa Aqoonta xubnaha xisbiga kaasi oo socon doona laba maalmood.

Gudoomiyaha xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Ismaamulka somalida Axmed Shide ahna Wasiirka Maaliyada federaalka Itoobiya ayaa ka warbixiyay ujeedada tababarkan loo qabtay Hogaanka xisbiga isagoo sheegay in guud ahaan xubnaha shacabka ee kala duwan la gaadhsiin doono aqoon korodhsigan.

Dhanka kale Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa isna ka waramay  faa,iidooyinka shirkan iyo waxyaalaha looga baahan yahay in laga barto.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version