Hargaysa(W,N) Aqoonyahan Dr Xuseen Bulxan oo kamida xubnihii somaliland uga qaybgalay shirkii dooda ahaa ka dhacay dalka jabuuti kaasi oo lagaga hadlay arimaha somaliland iyo somaliya
Dr bulxan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaasi iyo sidii ay ku tageen iyo sobobta xukuumada somaliland uga qaybgali wayday.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;