HARGAYSA(W,N)- Safiirka Midowga Yurub Uqaabilsan Somaliya iyo somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gadiidka iyo jidadka somaliland mareeyaha haayada wadooyinka iyo xubno kale oo xukuumada katirsan ayaa kormeer indho indhay ah kutagay wadada isku xidha magaalada hargaysa iyo kalabaydh oo dhismeedu socda ay maalgalinayso dawlada jarmalku.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;