WAJAALE NEWS

DAAWO; Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay.

CEEL-AFWAYN(W,N) Gudida nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel-afwayn ayaa soo gabo gabeeyay wajigii labaad ee nabadaynta beelahan. Kaasi oo laga soo saaray qodobo muhiim iyo Awaamiir cul culus oo la duldhigay Labada Beelood iyo sida ay u kala Qaadanayaan Wixii loo Kala Xukumay.

Waxaana madashan ka akhriyay qodobada laga soo saaray afhayeenka gudida Sheekh Ismaaciil Dheeg.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version