|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay.
December 27, 2018 - Written by Editor:CEEL-AFWAYN(W,N) Gudida nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel-afwayn ayaa soo gabo gabeeyay wajigii labaad ee nabadaynta beelahan. Kaasi oo laga soo saaray qodobo muhiim iyo Awaamiir cul culus oo la duldhigay Labada Beelood iyo sida ay u kala Qaadanayaan Wixii loo Kala Xukumay. Waxaana madashan ka akhriyay qodobada laga soo saaray afhayeenka gudida Sheekh Ismaaciil Dheeg. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Ku Tagay Berbera Warsaxaafadeed: Milgihii dawladnimo, kala danbayntii, iyo wax wada-lahaanshihii bulshada Somaliland ... In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Soma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|