Hargaysa(W,N) Siyaasiyiin ,Xildhibaano iyo Aqoonyahan Kasoo Jeeda Gobolka Salel ayaa ka hadlay arimo ka taagan gobolkaasi iyo xaalada bulshada deegaanadaasi oo ay ka dayriyeen.
Sidoo kale Xubnahan ayaa baaq Udiray xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;