WAJAALE NEWS

DAAWO; Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Dhalinyaradii Ugu Tirada Badnayd Gobolka Maroodi Jeex Ee Utartama 50 Boos Oo Dawladu Qaadanayso.

Hargaysa(W.N) haayada shaqaalaha dawlada oo mudooyinkii udanbeeyay waday qorshe dhalinyrada gobolada somaliland ugu tartamaan shaqaale cusub ee dawladu ayaa maanta magaalada hargaysa imtixaan kaga qaaday dhalinyaradii ugu tirada badnayd ee ufadhiisata 50 kaalmood oo dawladu shaqaale uqaadanayso.

Masuuliyiinta haayada shaqaalaha ayaa goobtan ka jeediyay hadalo ay kula dardaarmayaan tartamayaash.

Halkanka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version