Hargaysa(W,N) Cilmi Baadhis Lagu Daraasadeeyay In Maamulka Madaxwayne Farmaajo Ee Somaliya aanu la jaan qaadi karin Isdhex galka isbadalka Siyaasadeed ee ka socda geeska Africa kaasi Oo ay Hormuudka yihiin dalalka Itoobiya iyo Etritie Iyadoo Dhanka kale Aanay ka Dhex Muuqan Dawalada Jabuuti.
HALKAN KA DAAWO WARBIXINTAN OO UU BAAHIYAY TVGA BBC SOMALI;
https://youtu.be/IVN7sDbBQeY