Ceel Afwayn(W,N) Boqor Cismaan Aw maxamuud Buur madow oo kamida Madax dhaqameedka reer somalilnad Ee deegaanada colaada ka dhacday Ceel afwayn ayaa ka hadlay halka ay marayso nabadayntii beelaha dirirtu dhexmartay
Sidoo kale boqor buur madow ayaa ka warbixiyay arimaha laga heshiiyay isagoo sidoo kale fariin udiray bulshada deeganada ee ku kala nool gudaha iyo dibada,
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/uL_dUjaIq9w