WAJAALE NEWS

Aqoonyahan Sucaad Carmiye oo Ka Hadashay Shirkii Aragti Wadaaga Soomalida Ee Ka Dhacay Jabuuti

Hargeysa (WJN)- Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka warbixisay shirkii aragti wadaagga Soomaalida oo ay kaga qayb gashay dalka Jabuuti, Islamarkaana lagaga hadlayay arimaha Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

Exit mobile version