WAJAALE NEWS

“Xisbiyada Mucaaridku Awood Uma Laha Inay Wadahadal La Furaan Soomaliya”..Xildhibaan Siciid Cartan

Hargeysa (WJN)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Eng Faysal Cali Waraabe oo ku aadanaa in xisbiyada mucaaridku wadahadal la furi doonaan maamulka Xamar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version