WAJAALE NEWS

“Xirfada Jabhadnimada iyo Xirfada Madaxweynanimadu Way Kala Duwanyiin Markaa Madaxweynahu…” Xoghayaha Waddani

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa markale si adag uga hadley qalabka Xukuumadu ku dhagaysanayso xogta mucaaridka iyo dadweynaha.

Dhinaca kale Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa ka hadley hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona sheegay in Madaxweynuhu u doonayo in xirfadii jabhadnimada uu ku maamulo dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version