WAJAALE NEWS

Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo Soo Bandhigay Qodobada Xilka Lagaga Qaadi Karo Koomishanka Doorashooyinka

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay qodobada xilka lagaga qaadi karo xubnaha gudida koomiishanka Doorashooyinka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version