WAJAALE NEWS

DAAWO;-Caaqil Jaabiir Oo Ka Hadlay Loolanka shir gudoonka Golaha wakiilada Iyo Dhaqaale Ay xukuumadu Ku Iibsanayso Xildhibaanada Mucaaridka

HARGAYSA(W,N)-Caaqil Rashiid jaanbiir oo kamid ah madaxdgaqameedka reer Somaliland ayaa k ahadlay loolanka loogu jiro shir gudoonka golaha wakiilada iyo dhaqaale culus oo ku bixiso sidii ay uheli lahayd xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbyada mucaaridka kazoo baxay

Sidoo kale caaqil rashiid ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu qaato go,aankii geesinimada lahaa ee uu hore uga qaatay golaha deegaanka caasimada islamarkaana tanaasuliyo musharax golaha wakiilada uu uwado maadama mucaaridku isku raaceen shir gudoon haystaana 52xildhibaan isamarkaana uu joojiyo dhaqaalaha iyo kulamada qabiilaysan ee uuu habeenba xildhibaan mucaarid ah ku qaabilayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version