Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo toban sarkaal oo ka mid ah Ciidamada Asluubta ayaa waxa ay maanta ka anbabaxeen madaarka Cigaal Iyagoo u sii jeeda wadanka jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka