Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Asluubta oo U Anba Baxay Dalka Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Asluubta oo U Anba Baxay Dalka Jabuuti
November 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo toban sarkaal oo ka mid ah Ciidamada Asluubta ayaa waxa ay maanta ka anbabaxeen madaarka Cigaal Iyagoo u sii jeeda wadanka jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS