HARGAYSA(W,N) Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad ka Jeediyay Xafladii Dhagax Dhigga Riiga Laga Qodayo Balli-Mataan ayaa bulshada deegaankaa usoo jeediyay in midoobaan qabyaaladuna aanay waxba dhisin ee ay wax dumiso sidoo kale faysal cali waraabe ayaa dadka deeganka ugu baaqay in ay badalaan magaca tuulada . “Magacan Balli-Mataan Ka Baddala Magaalada Oo U Bixiya Magac Kale Oo Wadaagtaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;