“Qabyaaladu Iskuul Madhisto, Basaport Ma Bixiso, Biyo Masamayso Ee Waxbay Burburisaa”Gudoomiye faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qabyaaladu Iskuul Madhisto, Basaport Ma Bixiso, Biyo Masamayso Ee Waxbay Burburisaa”Gudoomiye faysal Cali Waraabe.
November 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad ka Jeediyay Xafladii Dhagax Dhigga Riiga Laga  Qodayo Balli-Mataan  ayaa bulshada deegaankaa usoo jeediyay in midoobaan qabyaaladuna aanay waxba dhisin ee ay wax dumiso sidoo kale faysal cali waraabe ayaa dadka deeganka ugu baaqay in ay badalaan magaca tuulada . “Magacan Balli-Mataan Ka Baddala Magaalada Oo U Bixiya Magac Kale  Oo Wadaagtaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS