WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Muuse Biixi Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Ceel Afwayn

muuse bbHargeisa(WJN):-Madaxwaynaha somaliland oo safar shaqo ku marayay gobolada bariga Somaliland ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada ceel afwayn ee gobolka sanaag

Madaxweynaha iyo waftigiis ayaa si kal iyo lab ah u soo dhaweeyay dadwaynaha ku dhaqan deegaanka ceel afwayn waxa wajiyadooda aad ka dheehanaysay saan saan farxadeed.

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Akadir Habane

Exit mobile version