Xubno Kamid ah Bahda Qareenada Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Diwaangalinta Ururada Iyo Asxaabta qaranka Siciid siraadle Sheegayna In Uu Ku Gafay Sharciga Dalka! kaasi oo qoraalo isburinaya kasoo saaray shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka S.PP islamarkaana isla isagii uu racfaan iska qaatay.