WAJAALE NEWS

Maayerka Gabiley oo Iska Fogeeyay Eedaymo Musuq-maasuq oo Loo Jeediyay

Gabiley (WJN)- Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar ayaa markii ugu horaysay ka jawaabay eedaymo la xidhiidha musuq-maasuq oo ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley.

 

Halkan hoose ka daao muuqaalka

Exit mobile version