WAJAALE NEWS

“Hadaynaan Dalkeena Waxkala Soo Bixin oo Aynaan Waxaa Dalkeena Ka Soo Baxa Isticmaalin Doolarka Hoos Uma Dhigi Karno”.Wasiirka Beeraha Somaliland

Hargeysa (WJN)- Wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in laga faa,idaysto khayraadka dalka yaala oo wax soo saar la sameeyo si looga maarmo waxyaabaha dibada ka imanaya.

Dhinaca kale Wasiirka Beeraha Somaliland ayaa sheegay in hadii aan dalka waxlagala soo bixin oo waxa dalka ka soo baxa aan la isticmaalin in aan doolar hoos loo dhigi Karin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/EP4pVqTOKiQ

Exit mobile version