WAJAALE NEWS

Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Xoojiyo Nidaamka Diblamaasiyadeed Ee Dunida

Hargaysa (W,N):- Prof Cabdisalaan Yaasin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay xoojiyo nidaamka Diblamaasiyadeed ee ay Dunida kula xidhiidho islamarkaana Dacwadaha Aqoonsi raadinta u gudbiso Ururada IGAD, Midowga Afrika, Ururka Jaamacada Carabta, Si ay ugu guulaysato Dacwadaha iyo sheega shooyinka Dawlada Soomaaliya ka gudbisay Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version