|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof, Cabdisalaan Yaasiin Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Xoojiyo Nidaamka Diblamaasiyadeed Ee Dunida
April 2, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Prof Cabdisalaan Yaasin oo ka mid ah Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay xoojiyo nidaamka Diblamaasiyadeed ee ay Dunida kula xidhiidho islamarkaana Dacwadaha Aqoonsi raadinta u gudbiso Ururada IGAD, Midowga Afrika, Ururka Jaamacada Carabta, Si ay ugu guulaysato Dacwadaha iyo sheega shooyinka Dawlada Soomaaliya ka gudbisay Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Halaga Digtoonaado Dagaal Beelaysan Iyo Xeelad Kasta Oo Cadawgeenu Inagaga Faa’iidaysan Karo”Wasiir... DAAWO;-Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadley Doorashooyinka Maalinta Bari ah Loo Dareerayo, iyo Farii... Daawo:Musharaxa Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Ambasadoor Maxamed Cali Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhawee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|