Burco(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland iyo Xubno kamida bahda garsoorka Oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Magaalo Madaxda Gobolka togdheer Ee Burco ayaa heshiis la sexeexday jaamacada burco,
Gudomiyaha maxkamada sare Prof Aadan Xaaji Cali iyo Maamulka jaamacada burco ayaa si wada jir ah faahfaahin uga bixiyay ujeedada heshiiska ay wada galeen,
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;