WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Togdheer, Laamaha Amniga iyo Bahda Garsoorka

Burco (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa waxa uu maanta kulan balaadhan la qaatay Maamulka gobolka Togdheer, Laamaha kala duwan ee amniga iyo Bahda garsoorka.

Kulankan ayaa waxa diirada lagu saarayay sidii dardar gelin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysay Bahda garsoorka, Laamaha amniga iyo maamulka gobolka iyo sidii qorshe looga yeelan lahaa dadka dhex degan gudaha xarunta Maxkamada Burco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version