Kalifoniya waxay ku jirtey goobo badan oo dab ka kacayn mudo kala duwan tan iyo markii diiwaan-galintu bilaabatay bilowgii qarnigii 20aad.
waxaa ka kaca dabka iyo duufaanka ugu xun isla markaana waxa uu khasaare iyo dhibaatooyin u gaystaa dhamaan bulshada goobtaasi daggen.
Sanadkan Mendocino Complex Fire ayaa madbaadisay in ka badan 459,000 oo hektar, ama 717 mayl oo isku wareeg ah (1,857 kilomitir oo isku wareeg ah), hayadan Mendocino National Forest, oo ka dhigay taariikhda ugu weyn taariikhda gobolkaasi tirakoobka laga sameeyo .
Taasi waxay ku dhowdahay seddex laab oo ka mid ah heerka dabka ee Camp Fire oo ku burburtay in ka badan 153,000 oo hektar, ama 240 mayl oo isku wareeg ah (620 square kilomitir).
Laakiin hal qof kaliya ayaa ku dhintay dabkii sanadkii 2017.
Sannadkii hore masiibada magaceedal loogu yeedho Thomas Fire, oo dhererkeedu ahaa 440 mayl oo isku wareeg ah (1,140 square kilometers) gobollada Ventura iyo Santa Barbara, waa gobolka labaad ee ugu weyn ee khasaraha badan ka dhashay.
Waxay dishay laba qof.
Cedar Fire, oo qiyaastii ku dhawaad 427 mayl oo isku wareeg ah (1,106 kilomitir) sannadkii 2003, ayaa ahaa taariikhda ugu weyn taariikhda gobolka wakhtigan, waana kan saddexaad ee ugu weyn. Sidoo kale waa shanaad ugu dhimashada badan.
Dab-bakhtiinta, oo ka bilaabmantay xerada Qaranka ee Cleveland, ayaa waxa ku dhinay 14 qof oo ahaa dadkii qayb qaadanayay bakhiinta dabka.
sida oo kale Inta badan waxay ahaayeen dad degan miyiga Gobolka San Diego oo haystay waqti ay uga cararaan ololka dabaysha dabka wadaa.
ugu dambayntii daraasad lagu sheegayo inay halis ku jiraan ilaa in bbadan labaatan 20 gobol oo ku yaala maraykanka ayaa laga darinayaa sii jiritaankooda waxa la xaqiiqsaday inay halis ku sugan yihiin
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Akadir Habbane