WAJAALE NEWS

DAAWO; Xuska Maalinta Saxaafada Aduunka Oo Laga Xusay Somaliland,

Hargaysa(W,N) Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa maanta soo qaban qaabiyay munaasibad balaadhan oo loogu xusayo maalinta saxaafada aduunta taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa.

Gudoomiyaha ururka solja ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdooyinkii soo waajahay saxaafada somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version