DAAWO; Xuska Maalinta Saxaafada Aduunka Oo Laga Xusay Somaliland, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Maalinta Saxaafada Aduunka Oo Laga Xusay Somaliland,
November 3, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa maanta soo qaban qaabiyay munaasibad balaadhan oo loogu xusayo maalinta saxaafada aduunta taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa.

Gudoomiyaha ururka solja ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdooyinkii soo waajahay saxaafada somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS