Ceerigaabo (WJN)- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo oo ku lebbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya oo ay hormood u yihiin maamulka heer gobol iyo heer degmo, ayaa maanta madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortegay dhinaca bari ee magaalada, waxana ay u galbiyeen dhinaca beerta xorriyadda ee Nuura.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka soo dhawaynta madaxweynaha