HARGAYSA(W,N) Prof Cabdisalaan yaasiin oo kamida madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka digay in markii shanaad mudo kordhin loo sameeyo golayaasha guurtida iyo wakiilada oo xiligan aya muuqato in mudo kordhin loo sameeyay isagoo sheegay in ay ceeb ku tahay geedi socodka doorashada in 13sano ay kuraasta iska fadhiyaa golaha wakiilada,
Dhanka kale Prof Cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay aragtidiisa wadahadaladii somaliland iyo somaliya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;