|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Markii Shanaad Mudo Kordhin Loo Sameeyo Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida.
November 25, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Prof Cabdisalaan yaasiin oo kamida madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka digay in markii shanaad mudo kordhin loo sameeyo golayaasha guurtida iyo wakiilada oo xiligan aya muuqato in mudo kordhin loo sameeyay isagoo sheegay in ay ceeb ku tahay geedi socodka doorashada in 13sano ay kuraasta iska fadhiyaa golaha wakiilada, Dhanka kale Prof Cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay aragtidiisa wadahadaladii somaliland iyo somaliya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Xukuumad Somaliland Oo Sheegtay In 20 Qof Oo Looga Shakiyay Cudurka Covid19 Shay baadhkoodii ... DAAWO; Hadalo Duurxul Siyaasadeed ah Oo Aan Waxba Layskula Hadhin Oo Dhexmaray ; Suldaan Xasan, Bo... Halkan ka Daawo: Warkii Caawa ee Bulsho Tv (20 07 2013 Sabti) waxana Caawa warka idinla socodsiinaya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|