Hargaysa(W,N) Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamida madax dhaqameedka Somaliland iyo golaha guurtida ayaa si adag uga hadlay Amaanka caasimada iyo dhalinyaro kooxo kooxo ah oo habeenkii dadka ku baadhanaya xaafadaha kala duwan ee Magaalada
Sidoo kale sSldaan Ismaaciil ayaa ciidamada booliska ku Dhaliilay in ay gudan Waayeen shaqadoodii loona baahan yahay in si deg deg ah loogu yeedho Taliyaha Ciidanka Booliska.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;